habarow
(m.l)ld habaroobid.
habarow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)Habar noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habarow ↴
habaroobid [m.f.dh]
eeg habarow². ld habarow¹.
habar [m.l] (-rro, m.dh)
Haruubka haanta.
habar [m.dh] (-bro, ml.)
1. Naag duq ah. 2. Hooyo. 3. Dubaarad, dubnad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg