habarticaa
(m.l)1. Nagaar buruq weyn iyo ubax qurxoon leh. 2. ld habarticay. Shimbir food dheer oo ci'badan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habarticaa ↴
habarticay [m.l]
ld habarticaa (2).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg