habarwaco
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-cday, -ctay)U h.: qof dhibaato haysato ehelo u qayladhaansasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habarwaco ↴
habarwacasho [m.f.dh]
eeg habarwaco. ld habarwacad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg