habban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)ld habboon.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habban ↴
habbanaan [m.dh]
ld habboonaan.
habbanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld habboonaan.
habboon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax hagaagsan ahaansho. 2. Ku h.: Wax, wax ku fiican ahaansho. ld habban.
habboonaan [m.f.dh]
eeg habboon. ld habbanaan, habbanaansho, habboo-naansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg