habeen firfircoone
(m.l) (-nayaal, m.l/dh)Noolayaasha firfircoon habeenkii; xayawaanka noocan ahi wuxuu cuntadiisa raadsadaa habeenkii.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habeen firfircoone ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg