habhab
(m.dh)1. Socod ama orod gaabis ah oo culays ku jiro. 2. Fudfudayd si aan laga fiirsan hawl loo qabto.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habhab ↴
habhablee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Habhab u socosho.
habhableh [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lahaa, -lahayd)
Qof habhablaya ahaansho.
habhableyn [m.f.dh]
eeg habhablee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg