habqan
(m.l)1. Socod daal iyo dhibaato darteed dad wada socda ku kala haraan. 2. Dhawaaq dad kala dambeeyaa isdhaafsadaan.
habqan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)Habqan samayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habqan ↴
habqamid [m.f.dh]
eeg habqan².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg