habuuqid
(m.f.dh)eeg habuuq². ld haquuqid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habuuqid ↴
haquuqid [m.dh]
ld habuuqid.
habuuq [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective] (-qyo, m.dh)
Sabuulka marka iniinihiisu jilacsanyihiin laakiin uu cunnimo galo; iniino meseggo ama galley oo curdun ah. ld haquuq¹.
habuuq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Beer, waqti sabuulkeeda la cuni karo gaarid. ld haquuq².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg