habxun
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-umaa, -umayd)1. Wax aan si habboon isugu dubaridnayn ahaansho. 2. Qof si aan wanaagsanayn wax u farsameeyey ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habxun ↴
habxumaan [m.f.dh]
eeg habxun. ld habxumaansho, habxumi, habxumo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg