hadaafi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Nafley tartiib u wadid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hadaafi ↴
hadaaf [m.l]
1. Socod tartiib loo socdo. 2. ld hadaafid.
hadaafid [m.f.dh]
eeg hadaaf². ld hadaaf¹ (2).
hadaafin [m.f.dh]
eeg hadaafi. ld hadaafis.
hadaafis [m.l]
ld hadaafin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg