hadaafis
(m.l)ld hadaafin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hadaafis ↴
hadaafin [m.f.dh]
eeg hadaafi. ld hadaafis.
hadaaf [m.l]
1. Socod tartiib loo socdo. 2. ld hadaafid.
hadaaf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Socod tartiib ah socosho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg