hadaaq
(m.l)1. Hadal aan la garanayn oo carruurta aan hadalbaran ku dhawaaqdo marka ay ciyaarayaan. 2. Hadal aan micno lahayn. 3. ld hadaaqid.
hadaaq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)1. Carruur hadal barad ah hadal aan la garanayn ku dhawaaqid. 2. Hadal aan micno lahayn dhihid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hadaaq ↴
hadaaqid [m.f.dh]
eeg hadaaq². ld hadaaq¹ (3).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg