hadhiino
(m.dh) (-ooyin, m.l)1. Qof dhaxalkii uu lahaa la seejijay. 2. Qof wax qabadkiisu aad u yaryahay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hadhiino ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hadhiino ↴