hadiid
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

1. Ku h.: si hunguri weyni ku jirto wax u boobid. 2. Ku h.: si ku celcelis ah qalab aan af lahayn wax ugu goyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hadiid

hadiidid [m.f.dh]
eeg hadiid.

hadi [m.l]
Geed quwaax xabag udgoon oo laga ganacsado leh.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg