hadimo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Dhibaato weyn oo khiyaamo ku jirto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hadimo

hadimee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -meysay)
Cid hadimo gaarsiin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg