hadiyad
(m.dh) (-do, m.l)Hanti yar oo cid la sharfayo loo geeyo; deeq.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hadiyad ↴
baad [m.dh]
1. Hanti qof ama dadkii laga adkaado baxsho. 2. Hadiyad la siiyo qof madax ah.
ammaan [m.dh]
Wax wanaagsan oo cid laga sheego. 2. Xoolo hadiyad ahaan loo siiyo madaxda ama boqorrada.
sabbaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Cid ixsaan laga sugaayo hadiyad siin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg