hado
(m.dh)

1. Geeri. 2. ld hadaayad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hado

dhado [m.dh] (-ooyin, m.l)
(juqr.) Dhibco biyood yar yar oo isku cufan oo ay wehliyaan qiiq ama saxarro boodh ah. Dhadada waxaa laga helaa qaybaha hoose ee gibilka.

hadaayad [m.dh] (-do, m.l)
Daboolka sufriyada. ld hado, hayaayad.

hadoodil [m.l]
1. Balbalo. 2. Dedidda meel dusha sare laga dedo si har loogu yeelo. 3. ld hadoodilid.

hadoodil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
Wax har u yeelid.

hadoodilan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax dusha laga dedey si har loogu yeelo ahaansho. ld hadoodillan.

hadoodilid [m.f.dh]
eeg hadoodil². ld hadoodil¹ (3).

hadoodillan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
ld hadoodilan.

hadoodillanaan [m.dh]
ld hadoodilnaan.

hadoodillanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hadoodilnaan.

ha [qr. 1. (nax.)]
Qurub ka hormara falka wax lagu farayo cid kale. Tus. “Wiilasha buugta ha akhriyeen”. 2. Qurub ka hormara falka wax lagu reebayo (fal amar diidmo). Tus.“Ha keenin!”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg