hafad
(m.l)

ld hafasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hafad

hafasho [m.f.dh]
eeg hafo. ld hafad.

haf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
1. Wax, wax kale ku qaldid. 2. Wax halmaamid.

haf [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Cod lagu muujiyo hafidda.

haf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Cunto boobid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg