hafeef
(m.dh)

1. Dabayl kulul. 2. Kulaylka gubashada jirka laga dareemo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hafeef

hafeefasho [m.f.dh]
eeg hafeefo.

hafeefo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ftay, -fatay)
Jir gubtey xanuun ka dareemid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg