hafin
(m.f.dh)

eeg hafi. ld hafis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hafin

cid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Cid biyo ku hafin. 2. Sanduuq, weel iwm oo buuxa, wax dheeraad ah ku ciriirin si uu u qaado.

hafis [m.l]
ld hafin.

harqi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Cid biyo ku hafin. 2. Cid wax aad uga dhergin. 3. ld hirqi.

haf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
1. Wax, wax kale ku qaldid. 2. Wax halmaamid.

haf [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Cod lagu muujiyo hafidda.

haf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Cunto boobid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg