hafis
(m.l)

ld hafin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hafis

hafin [m.f.dh]
eeg hafi. ld hafis.

hafisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Hilib wax karin carunka looga saaray ahaansho.

hafisnaan [m.f.dh]
eeg hafisan. ld hafisnaansho.

hafisnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hafisnaan.

haf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
1. Wax, wax kale ku qaldid. 2. Wax halmaamid.

haf [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Cod lagu muujiyo hafidda.

haf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Cunto boobid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg