hagaasin
(m.f.dh)

eeg hagaasi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hagaasin

hagaas [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. H. ah: xumaanshaha korriimada hore ee ubadka nafleyda. 2. ld hagaasid.

hagaas [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Nafley aan korriimo fiican helin noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg