hagag
(m.l)

Inkiridda laysku inkiro wax laysku ogaa.

hagag
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)

Wax laysku ogaa inkirid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hagag

akeekan [m.l]
1. Muran hagag ku jiro; cilaaq. 2. ld akeekamid.

akeekan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-amay, -antay; -ami)
Muran hagag ku jiro samayn.

cilaaq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
1. ld ilaaq 2. Muran maag iyo hagag leh cid u jeedin. 2. Saxaro dhigid.

cilaaqtan [m.l]
Isdhaafsashada hadal muran iyo hagag leh. ld ilaaqtamid.

cilaaqtan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
La c.: laba qof, hadal muran iyo hagag leh isdhaafsasho. ld ilaaqtan².

hagagid [m.f.dh]
eeg hagag².

jiriibban [m.l]
1. Hadal hagag ah oo laysku celceliyo. 2. ld jirribamid.

jiriibban [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Hadal hagag ah isku celcelin.

hag [Erey Dareen | Exclamation]
Cod lagu isticmaalo in dameer socodsiiyo; yalla.

hag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Qof indho la'hoggaamin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg