hagoogid
(m.f.dh)

eeg hagoog².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hagoogid

hagoog [m.dh] (-go, m.l)
1. Maro qaarka sare ee dadka oo aan indhuhu ku jirin lagu daboolo. 2. Sida marada hagoogta ah loo xirto. 3. Gambada haweenku madaxa saartaan. 4. Koofiyadda inteeda wejiga hareysa.

hagoog [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Wax dedid. 2. Meel har u yeelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg