hagoogo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-gtay, -gatay)

1. Maro qaarka sare oo aan indhuhu ku jirin ku daboolasho. 2. Haweenay ganbo madaxa saarasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hagoogo

hagoogasho [m.f.dh]
eeg hagoogo. ld hagoogad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg