hanfariir
(m.l)

Argaggax; didmo; sas. ld anfariir¹.

hanfariir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-iiray, -iirtay)

Bixid, argagixid. ld anfariir².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hanfariir

anfariirsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax anfariir hayo ahaansho. ld hanfariirsan.

hanfariiri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cabsiin, nixin. ld anfariiri.

hanfariirid [m.f.dh]
eeg hanfariir².

hanfariirin [m.f.dh]
eeg hanfariiri. ld anfa-riirin.

hanfariirsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof la hanfariiray ahaansho. ld anfariirsan.

hanfariirsanaan [m.f.dh]
eeg hanfariirsan. ld anfariirsanaan, anfariirsanaansho, hanfariirsanaan

hanfariirsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hanfariir-sanaan.

hinfiriir [m.l]
ld hanfariir.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg