hano
(m.dh)

1. Finan madaxa ka soo baxa oo timaha hoolhoola. 2. Booli; xaaraan.

hano
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-ntay, -natay)

1. Wax mas'uuliyaddooda ku filnaasho. 2. Wax hantiyid ama qabsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hano

dhano [m.dh]
1. Biyo aad u dhanaan. 2. Dhul cusboole ah. ld dhane.

hanasho [m.f.dh]
eeg hano.

madashanow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld madalsanow.

muddaahano [Magac Dheddig | Noun Feminine]
1. Meermeerin iyo dib-udhigidda arrin aan la doonayn in la fuliyo. 2. ld muddaahineyn.

ha [qr. 1. (nax.)]
Qurub ka hormara falka wax lagu farayo cid kale. Tus. “Wiilasha buugta ha akhriyeen”. 2. Qurub ka hormara falka wax lagu reebayo (fal amar diidmo). Tus.“Ha keenin!”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg