hanweynaan
(m.dh)

eeg hanweyn. ld han-weynaansho, hanweyni.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hanweynaan

hanweynaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. eeg hanweynow. 2. ld hanweyni.

hanweyni [m.dh]
Dareen qof ku dhaliya in uusan qaadan, waxyaabaha uu u qabo in aanay u qalmin; qab weyn leh. ld hanweynaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg