hargalmo
(m.dh)ld hargal.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hargalmo ↴
hargal [m.l]
1. Waqtiga u dhexeeya duhurkii iyo casirkii. 2. ld hargelid. ld hargalmo, hergel¹, hergalmo.
hargal [m.l]
1. Waqtiga u dhexeeya duhurkii iyo casirkii. 2. ld hargelid. ld hargalmo, hergel¹, hergalmo.
hargal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay; -geli)
1. Qorrax hoos ka gelid. 2. U h.: cid waqti duhur ah u martiyid. ld hergel².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg