harjad
(m.l)

1. H. ah: qof sakaraad ah oo naftu dhibayso. 2. H. ah: qof mintid ah. 3. ld harjadid.

harjad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

1. Qof sakaraad hayo rafasho. 2. Qof mintidnimo dheeraad ah muujin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh harjad

harjadid [m.f.dh]
eeg harjad². ld harjad¹ (3).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg