hawaggeddi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

U h.: cid meel ay ku nasato ama cafimaadka hesho geyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hawaggeddi

hawaggeddin [m.f.dh]
eeg hawaggeddi. ld hawaggeddis (2).

hawaggeddis [m.l]
1. Tegidda laga tago meel, oo la aado meel ka hawo duwan, si loo nasto ama caafimaad looga helo. 2. ld hawaggeddin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg