hawakac
(m.l)ld hiyikac¹.
hawakac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday; -kici)ld hiyikac².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hawakac ↴
booddo [m.dh]
1. ld bootin. Si degdeg iyo xoog leh, inta cagaha meel loogu dhufto, oo laba melood laysaga hawakaco. 2. Cayayaan yar oo boodbooda oo dadka iyo nafleyda kale dhiigooda ku nool; qandhiso.
hiyikac [m.l]
Welwel iyo degganaan la'aan ku dhasha qof niyadda laga rabo awgeed. ld hawakac¹, niyadkac¹, niyakac¹.
hiyikac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday; -kici)
Welwel iyo degganaan la'aan dareemid, wax niyadda laga rabo awgeed. ld hawakac², niyadkac², niyakac².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg