hohob
(m.l)Kabdaha nooc ka mid ah.
hohob
(m.dh)1. Geed aan qodax lahayn oo miro la cuno oo macaan bixiya una eg gomoshaaga. 2. (w) Miraha geedkaas.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hohob ↴
tabakar [m.dh]
Geed hohobta u eg oo udgoon oo ubax cillaan ah bixiya.
hoh [Erey Dareen | Exclamation]
Erey yaabka iyo baqdinta iyo xanuunku ay dadka ka soo saaraan; hoyey!, caku!, hah!.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg