hoobalad
(m.dh)Haweeney u go'day fanka iyo suugaanta; fannaanad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoobalad ↴
hoobal [m.l] (-llo, m.dh)
1. (riw.) Qof heesaa ah ama jila riwaayadaha. 2. Qof dheela ciyaaraha. 3. Shaydaanka ugu weyn cayaaraha la tunto. ld hobol.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg