horaadis
(m.l)

ld horaadin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh horaadis

honono' [m.dh]
Marka geelu xilligii uu dhali lahaa muddo yar ka hor dhalo; horaadis.

horaadin [m.f.dh]
eeg horaadi. ld horaadis.

horaad [m.l] (-ddo, m.dh)
1. Naasaha xoolaha labada horreeya oo xagga xudunta xiga midkood. 2. Naasaha dumarka.

horaad [m.l]
(xis.) Ururka dhammaan xubnaha hore ee lammaaneyaal horsan ee xiriir. Guud ahaan waa ururka leh x kutirsaneyaal ee la dhigo dhidibka jiifa (dhidibka-x) ee garaaf.

horaad [m.dh] (-yo, m.l)
Haan ama dhoon loogu horreysiiyo rarka ratiga dhaanka ah. ld kalsaar.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg