hormarso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Wax hore u qadimasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hormarso ↴
hormarsasho [m.f.dh]
eeg hormarso. ld hormarsad, hormarsi.
hormar [m.l]
Koritaan dhaqaale, siyaasad, dhaqan oo la gaaro. ld horummar.
hormar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Ka soo horrayn. 2. Horay u socosho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg