huguf
(m.l)Dabayl firo leh oo ay wax soconayaa kacshaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huguf ↴
dhuguf [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Qof gaaban oo murqo kuuskuusan leh.
dhugufsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof dhuguf ah ahaansho.
dhugufsanaan [m.f.dh]
eeg dhugufsan. ld dhugufsanaansho.
dhugufsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhugufsanaan.
hug [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Neef ari ah harag ka bixin. ld xug².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg