hugun
(m.l) (-nno/-ummo, m.dh)

Shanqar xoog leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hugun

dayaan [m.l]
1. Sharqan ama hugun weyn oo ka yimaada durbaan la tumayo, xoolo ama dad badan oo meel isugu yimid. 2. Cod dheer oo buuraha, daaraha, qararka iwm ay soo celiyaan markuu ku dhacay kaddib. ld daryaan¹, diryaan¹, diyaan¹.

dayaan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aamay, -aantay; -aami)
Durbaan, dhul iwm sharqan, hugun weyn ka yeerid. ld daryaan², diryaan², diyaan².

qablan [m.l]
1. Hadal ama shanqar weyn oo culus; bulaan; hugun. 2. ld qablamid.

hug [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Neef ari ah harag ka bixin. ld xug².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg