huluuqid
(m.f.dh)

eeg huluuq². ld huluuq¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huluuqid

huluuq [m.l]
1. Qaab loo tolo dharka la xiranayo. 2. ld huluuqid.

huluuq [m.l]
1. Qaab loo tolo dharka la xiranayo. 2. ld huluuqid.

huluuq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
Si debacsan oo kala fog-fog dhar u tolid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg