humbaalle
(m.l)

1. Qaab orod ama socod ah oo qof wax cabsiinaya sameeyo. 2. ld humbaalleyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh humbaalle

humbaallee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Hum-baalle samayn.

humbaalleyn [m.f.dh]
eeg humbaallee. ld humbaalle (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg