hundhur
(m.l)Madax foorarinta qof madaxa hoos u foorariyo murugo ama ciil dartiis.
hundhur
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Qof madaxa hoos u foorarin ciil ama murugo dartiis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hundhur ↴
hundhurid [m.f.dh]
eeg hundhur².
hundhursad [m.l]
ld hundhursasho.
hundhursan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax hundhura ahaansho (qof).
hundhursanaan [m.f.dh]
eeg hundhursan. ld hundhursanaansho.
hundhursanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hundhur-sanaan.
hundhursasho [m.f.dh]
eeg hundhurso. ld hundhursad, hundhursi.
hundhursi [m.l]
ld hundhursasho.
hundhurso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Ciil murugo darteed madaxa hoos u foorarin (qof).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg