hundhurid
(m.f.dh)

eeg hundhur².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hundhurid ↴

hundhur [m.l]
Madax foorarinta qof madaxa hoos u foorariyo murugo ama ciil dartiis.

hundhur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Qof madaxa hoos u foorarin ciil ama murugo dartiis.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg