hungow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

Cid wax seegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hungow

haro [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Biyo badan oo fadhiya oo aala macaan oo dhinac walba dhul kaga wareegsanyahay; balli weyn. 2. Hungowga ku dhaca herinta marka ugaar la soo waayo.

hungoobid [m.f.dh]
eeg hungow.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg