hunguriyoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)

U h.: wax damcid (qof).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hunguriyoo

hunguriyood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg hunguriyoo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg