hunri
(m.l)

Kulayl badan ee qorraxeed.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hunri

hun [m.l]
Maro aad duug u ah.

hun [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-umay, -untay; -umi)
Maro duug ah tolid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg