huran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Wax lagu khasbanyahay ahaansho. ld hurran.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huran

dhuran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
Wax hadal tiro badan oo aan xikmad lahayn sheegaya noqosho (qof).

dhuran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la dhuray ahaansho (biyo).

hurnaan [m.f.dh]
eeg huran. ld hurnaansho, hurranaan, hurranaansho.

hurran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld huran.

hur [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. (f.g) U h.: cid wax u hibayn. 2. (f.mg) Dab bixid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg