hurdeysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Cid hurdo hayso ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hurdeysan

hurdeysnaan [m.f.dh]
eeg hurdeysan. ld hurdeysnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg