hurgumeysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax hurgumo ku jirto ahaansho. ld hurgunsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hurgumeysan

hurgumeysnaan [m.f.dh]
eeg hurgumeysan. ld hurgumeysnaansho, hurgunsanaan, hurgunsanaansho.

hurgunsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld hurgumeysan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg