huriye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

1. (dii.) Qof kaniisad ka heesa. 2. (riw.) Qof ka mid ah koox heesta.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huriye

huraanhuriye [m.l]
Nooc ka mid ah mariidka oo neefka ku rida neeftuur badan, sidii isagoo orod aad u dheer soo galay neefta ku xiranta dabadeedna wuu dhintaa.

hursan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la huriyey ahaansho (dab).

qaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Dad dalkoodii ka soo qaxay ahaansho. 2. Dhuxul wax la huriyey ahaansho.

huri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Dab shididdiisa bilaabid. 2. Dab ololin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg