hurmadow
(m.l)

1. Maduulka ay yeeshaan weelasha dabka la saaro. 2. Qoryo dab lagu shiday oo qaar ka mid ahi gubtay. ld hormadow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hurmadow

hormadow [m.l]
ld hurmadow.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg